Thursday, May 2, 2024

Weerar Duqeyn culus ah oo lagu dilay tobanaan Alshabaab ah ee Gobolka Mudug

Ilaa 30 ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab ayaa lagu dilay weerar duqeyn oo ka dhacay degaanka Carfuuda oo 20km Waqooyi Bari kaga beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Duqeynan ayaa waxaa iska kaashaday saaxiibada Caalamka oo inta badan loola jeedo Turkiga ama Mareykanka iyo ciidamada dowladda Somaliya, iyadoo lagu beegsaday labo xarun oo ay isku abaabulayeen maleeshiyaad Alshabaab, kuna diyaarinayeen qaraxyo.

Sida lagu sheegay war ka soo baxay dowladda Somaliya Ciidamada Somaliya iyo saaxiibada caalamka ayaa duqeynta ku burburiyey saanaddii Khawaarijta oo ay ku jiraan gawaarida dagaalka iyo kuwa ay qaraxyo u diyaariyeen.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON