Saturday, May 4, 2024

RW Xamse oo joojiyay Shirarka iyo Seminaarada ay Hay’adaha dowladda u aadaan Dibadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa amar kasoo saaray shirarka iyo seminaaradda ay dalalka dibadda u aadaan Hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xamse Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirkii Golaha Wasiirada ayaa faray Hey’adaha Dowladda Soomaaliya inaan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii ay joogto noqdeen safarrada shaqalaha hay’adaha dowladda ee dalalka dibadda u aadaya shirarka Hay’adaha taageerada dowladda Federaalka, siiba dalalka Kenya iyo Uganda.

Ad

Golaha Wasiiradda ayaa kulankoodii maanta warbixin ka dhaeystay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta, waxayna tilmaameen in dalka ay ka di’i karaan roobab daad iyo fatahaado wata, kuwaas oo sameyn ku yeelan kara nolosha dadka iyo duunyada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON