Sunday, May 19, 2024

SAWIRRO: Ciidamadii ugu badnaa ee Itoobiyaan ah oo soo gaaray Gobolka Gedo

Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda Ethiopia ee dhowaan kasoo tallaabay xuduudka ayaa gaaray degaano ka mida gobolka Gedo.

Ciidamadan oo kasoo gudbay xuduudda ay Ethiopia la wadaagto Soomaaliya, ayaa ka qeyb qaadan doona howlgallada la qorsheynayo in lagu waado maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxayna gaareen Degmada Luuq ee Gobalka Gedo, iyadoo ay Saldhigyo ka samaysteen doonaan degaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobalka oo lagu wado inay soo gaaraan Gobolka Sh/hoose.

Tirada ciidamada ayaa lagu wadaa inay gaaraan ilaa 2000 askari oo qeyb ka ah ololaha dagaal ee lagu qaadi doono Alshabaab oo ciidamada Itoobiya ay qeybta ugu weyn ka qaadaneyso.

Ad

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isaaq ayaa sheegay in cutubyada cusub ee ciidanka Ethiopia ay qeyb ka noqon doonaan ciidanka AMISOM ee ka howlgalla Koonfurta Dalka.

SAWIRRO

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON