Sunday, May 19, 2024

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Golaha Wasiirada ku soo rogay Amar ku saabsan Qorshe Howleedkooda [Sawirro]

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo guddoomiyey kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa aamr siiyey xubnaha Golaha Wasiirada xukuumadisa.

Ra’iisal wasaare ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda inay ka hor dhammaadka bisha December ee sanadkan 2018 ay dhamaystiraan howlaha uga harsan qorsha hawleedka sannadka xukuumadda Soomaaliya si loogu gudbo qorshayaasha qaran ee sannadka 2019.

Kulanka Golaha wasiirrada ee maanta ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay dhammaan warbixinno iyo hal-beegyada tubaha ee qorshuhu ahaa in fulintooda lagu guulaysto sannadkaan dhammaadka ah.

Ad

Image may contain: 1 person, sitting and suit

Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON