Sunday, May 19, 2024

Maxkamadda Puntland oo Xukun Toogasho ah ku fulisay 5 Nin oo ku eedeysnaa Alshabab iyo Daacish [Akhriso]

Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta shaacisay inay xukun dil toogasho ahaa ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen ururadda Al-shabaab iyo Daacish, isla markaana hore loogu xukumay dilka.

Shanta nin ee la toogtay auaa mudo ku xirnaa xabsiga magaaladda Boosaaso, waxayna Maxkamadaha Ciidamada ee Darajadda Koowaad iyo Racfaankubaay ku rideen xukun dil ah oo aan lagu fulin ilaa maanta, iyadoo markii ay dhacday toogashada la shaaciyey magacyada dil-sugayaashii la toogatay oo kala ahaa:-

1- Ibraahin Guudow Boorow oo 23 jir ah,

Ad

2- Faarax Siciid Faarax oo 19 sano jir ah

3- Sheekh Cabdi Cabdulqadir Sheekh oo 22 sano jir ah

4- Shaafici Xuseen Macalin oo 19 sano jir ah,

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON