Sunday, May 19, 2024

Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Iley oo Maxkamad la soo taagay & Go’aankii Maxkamadda

Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale maanta la hor geeyey maxkamad Federaal ah dalka Itoobiya.

Dhageysiga dacwadda Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib loo dhigay muddo 14 maalmood ah, iyadoo uu socdo baaritaanka kiiska Cabdi Iley oo loo heysto denbiyo dhowr ah, waxaana xeer ilaalinta Itoobiya laga doonayaa ina soo dhameystirto dacawadaha lidka ku ah.

Cabdi Iley ayaa ku eedaysan inuu geystay dil, xarig aan loo meel dayin, jir dil iyo ku takri fal awoodeed, eedahaas oo uu isagu beeniyay in uu geystay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON