Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Gaas oo shaqadii ku celiyay Taliyihii Booliska ee uu shaqada ka joojiyay ku xigeenkiisa

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib shaqadiisii ugu celiyey Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Gen. Jeneraal Cabdulqaadir Shire Faarax(Ereg).

Jeneraal Ereg shqaqada uga joojiyay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin C/llaahi Camey. Wareegto uu maanta soo saaray Madaxweyne Gaas ayaa taliye Ereg xilkiisii loo fasaxay taliyaha.

“Waxaa Dhammaan Hay’adaha ay warqadani tooska iyo ogeysiinta ay ugu socoto lagu wargelinaya in Shaqadii loo fasaxay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg), maanta oo ay taariikhdu tahay October 7, 2017.” ayuu madaxweyne Gaas ku yiri wareegtada.

Ad

Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa la dareemay inuu khilaaf siyaasadeed ku dhex jiro kadib markii kan danbe uu shirka Kismaayo ee maamul goboleedyada ku sheegay mid aan loo baahneyn oo xaaladda uga sii daraya, halka golaha wasiirada Puntland ay si buuxda u taageereen.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON