Monday, May 13, 2024

Madaxweynaha Uganda oo Abiy Ahmed & Afwerki ku bogaadiyey Isbaheysiga ay la galeen Soomaaliya

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa bogaadiyey isbaheysiga saddex geesoodka ah ee Geeska Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto.

Kadib markii uu magaalada Kampala kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayuu sheegay madaxweynaha Uganda inuu Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki uga mahad celinayo sida ay heshiiska saddex geesoodka ah ee ay Soomaaliya ka mid noqoto.

Madaxweyne Musaveni ayaa sheegay in heshiiskaasi uu xaqiijinayo nabadda, xasiloonida iyo xoojinta dhaqaalaha saddexda dal, siiba Soomaaliya marka loo eego halka dhacdo oo istiraatiiji ah.

Ad

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya u sheegay horumar weyn oo laga gaaray arrimaha nabadgelyada, marka laga reebo weerarrada Alshabaab, dagaalo beeleed iyo wararka dhinaca xun ka hadla ee saxaafadda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON