Sunday, May 19, 2024

Madaxweynaha Puntland oo Socdaal gaara ku tegay magaalada Kismaayo iyo Warar sheegaya in Siciid Deni…

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa socdaal gaara galabta ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.

Siciid Deni waxaa garoonka magaalada Kismaayo kusoo dhoweeyay madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, waxaana wafdiga ka mid ahaa wasiiro iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland.

Safarka Madaxweynaha Puntland ayaa las heegay inuu maalmo qaadan doono, isagoo kulamo la yeelan doona madaxda Jubaland, waxaana looga hadli doonaa xaaladda dalka kaalinta Doorashada dalka.

Ad

Waxaa jira warar sheegaya in Siciid C/llaahi Deni uu ku jiro damac ah inuu noqdo musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON