Saturday, May 18, 2024

Madaxda Adduunka ee ku dhex hurda Shirarka Caalamiga [Ceeb mise xaalad caadi ah…? [Daawo Sawirro]

Waxaa dhowaanahan hareeyay baraha bulshada Soomaalidu ku xiriirto dood ku saabsan sawirro laga qaaday madax ka mida kuwii ka qeyb galay shir madaxeedkii Jaamacadda Carabta  ee lagu qabtay dalka Urdun oo ay ka muuqdeen boqorro iyo madaxweynayaal hurdo la tagtay.

Dadka qaar hurdada ama lulumada qabatay madaxweynaha ka dhiga caay iyo in mas’uuliyiinta hurda aanay xil qaadi karin ama fadeexoobeen.

Waxay dadkaasi iloobeen in bani’aadamku taag darran yahay oo gamaanyo iyo hurdo ku qaban karto xaalad kasta iyo meel kasta.

Ad

SAWIRADA HOOSE WAXAY MUUJINAYAAN MADAX KALA DUWAN OO KAAMERADU QABATAY IYAGOO SHIRAR KU JIRA CAALAMI AH QAARKOOD OO HADDANA AY HURDO LA TAGTAY.

Madaweynaha Jabuuti, hogaamiyaha Falastiin, Madaxweynaha Yeman, Amiirka Kuweyt oo hurdo la dhacay shirkii Cammaan
angela-merkel
HAWEENEYDA U TALISA JARMALKA ANGELA MARKEL OO KU HURDOOTAY SHIRKII YURUB
Gordon Brown
Ra’iisal wasaarihii hore ee Ingiriiska Gordon Brown oo hurdo la dhacay, goobtu waa Golaha ammaanka ee Q/Midoobay oo xaalada Ciraaq looga hadlayay
Mugabe
Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo ka mida madaxda dunida ugu hurdo macaan, wuxuu fadhiyaa shirka Midowga Afirka
Obasanjo
Madaxweynihi hore ee Nayjeeriya Obasanjo oo hurdo gashtay goob xaflad ka dhaceysay
Pope Benedict XVI
Baadariga ugu weyn Kaniisada katooliga Pope Benedict XVI oo hurday xilli xasaasi ahaa
Shinzo Abe
Ra’iisal wasaaraha Japan Shinzo Abe oo hurdo ku qabatay xaflad ay ku wehliyeen madax badan
Silvio Berlusconi
Silvio Berlusconi ra’iisal wasaarihii hore ee Talyaaniga oo ku hurdaya casho shir
xasan-hurdo
Madaxweynaha Soomaaliya oo sawir lagu xaday isagoo hurdaya bas dhexdiis
Musavenu
Musaven iyo madax kale oo Afrikaan ah waa kuwan iyaguna hurdaya shir caalami ah dhexdiisa
Obama
Madaxweynaha Mareykanka oo shir xasaasi ah ku dhex hurdooday isna waa kan
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON