Saturday, May 18, 2024

Maamulka Gobolka Banaadir oo abaabulay bannaanbax lagu taageerayo xil ka qaadistii Ilka-xanaf

Banaanbax lagu taageerayo xil ka qaadistii i Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka Abuukaate Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf  ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu soo qabanqaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir.

Bannaanbaxa ayaa ka dhacay taaladda Daljirka Dahsoon, waxaana ka qeyb galay dad laga soo abaabulay degmooyinka Gobolka Banaadir iyadoo dadkii isu soo baxay uu la hadlay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Bannaabaxa ayaa sidoo kale   lagu taageerayay Howlgalada Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay ka wadaan Gobolka Shabellaha Dhexe ee looga soo horjeedo Al-shabaab.

Ad

DAAWO SAWIRRO

banaabax

banaabxa

- Advertisement -

bananbax

GOOBJOOGE.COM

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON