Sunday, May 19, 2024

Hanti dhowrka oo baaritaan lama filaan ah ku sameeyay Wasaaradda Dastuurka

Xubno ka socda Hanti dhowrka Qarnka ayaa shalay xirtay xarunta Wasaaradda Dastuurka ee magaalada Muqdisho iyagoo xirtay xafiisyada wasaaradda oo baaritaan lama filaan ah ay ku sameeyeen.

Baaritaanka Hanti dhowrka ayaa ka danbeeyay markii ay soo if baxday fadeexad ku saabsan hanti uu lunsaday Wasiirka Dastuurka Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo la sheegay in  loogu talogalay Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

Hanti dhowrka ayaa xafiisyada wasaaradda ka qaatay Dokumentiyo iyo agabyo kale oo muhiim ah, waxaana bilowday baaritaanka wasiirka oo warar kala duwan ka soo baxayaan inuu dadaal ugu jiro sidii uu uga hortegi lahaa dadaalka hanti dhowrka.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON