Sunday, May 19, 2024

DHAGEYSO: Odayaasha dhaqanka Reer Hiiraan ah oo si xun bah-dilay Wasiir Odowaa

Mid kamida odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa si xun u eedeeyay Wasiirka Gudaha Dowladda Soomaaliya C/raxmaan Odowaa oo shalay tegay magaaldaasi si uu xal ugu raadiyo dhibaatooyinka hor yaala maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Wuxuu ku eedeeyay inuu Wasiirka inuu mas’uul ka ahaa dhammaan dhibaatooyinkii iyo xaqdarradii lagula kacay dadka reer Hiiraan, isla markaana aanay marna la kulmeynin iyagoo qaadaya taladii Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan.

DHAGEYSO

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON