Tuesday, May 21, 2024

DHAGEYSO: Jen. Cali Samatar oo Taariikhdiisa uga warramay weriye C/llaahi Xaaji

Allaha u naxariistee S/Guud Maxamed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ciidamada Soomaaliyeed ee gaara darajada ugu sareysa ciidamada “SAREEYE GUUD” waxaana lagu xusuustaa taariikh dahabi ah.

Wuxu ka mid ahaa saraakiishii sare ee ciidamada iyo madaxdii ugu sareyay ee ciidamada dalka, wuxuuna soo qabtay jagooyinka kala ah:

  1. Madaxweyne ku xigeen
  2. Ra’iisal wasaare
  3. Wasiirka Gaashaandhigga
  4. Taliya ciidamada

Sareeye uud Maxamed Cali Samatar wuxuu kasbaday ciidamada milateriga, waxaana lagu tilmaamaa ninka ugu daacadsanaa ee lafdhabarka u ahaa dhismaha ciidamadii Soomaaliya ee toddobaameeyadii gaarey heerka sare.

Ad

Xalay ayuu ku geeriyooday Virgina dalka Mareykanka. Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar ayaa wuxuu ifka kaga tagey 39 ruux oo ka kooban 7 dumar ah iyo 6 rag ah oo uu dhaley, 23 ay iyagu dhaleen iyo 2 ay ilmahoodu sii dhaleen.

DHAGEYSO JENERAAL SAMATAR OO TAARIIKHDIISA UGA SHEEKEEYAY WERIYHII CAANKA AHAA E BBC-DA C/LLAAHI XAAJI

GOOBJOOGE.COM

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON