Sunday, May 19, 2024

DEGDEG: Tababarihii Real Madrid oo shaqada laga ceyriyay & Zidane oo la magacaabay

Tababarihii kooxda Real Madrid ayaa goor dhoweyd shaqadii laga ceyriyay sida uu ku dhawaaqday guddoomiyaha kooxda Real Madrid.

Shir jaraa’id oo uu qabtay ayuu ku shaaciyay guddoomiyaha kooxda Real in guddiga kooxda uu go’aan ku gaaray inuu shaqada ka joojiyo tababarre Rafael Benitez.

Shaqo ka ceyrinta Benitez ayaa in muddo ah la filayay kadib markii isaga iyo kooxda xiriirkoodu xumaatay, xaaladda kooxdana ay hoos u dhacday.

Ad

Tababaraha cusub ee Real Madrid ayaa loo magacaabay laacibkii hore ee reer Faransa  iyo Real Madrid Zinadine Zidane oo kaaliye tababare hore ugu ahaa tababirihii hore ee kooxda Carlo Anzaloti.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON