Sunday, May 19, 2024

Zinedine Zidane oo mar kale loo magacaabay tababarraha kooxda Real Madrid

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid ay mar kale heshiis la gashay tababarraheedii hore Zinadine Zidane si uu mar kale u leyliyo kooxda.

Goor dhoweyd ayey kooxda Real Madrid si rasmi ah u shaacisay inay heshiis la gaartay tababarre Zidane oo dib ugu soo noqonaya kooxda markii uu la qaaday saddex koob Champions League xiriir ah.

Real Madrid ayaa dib u dhac weyn soo wajahay, iyadoo xilli ciyaareedkan ka hartay dhammaan koobabkii waaweynaa, halisna ugu jirta inay seegto horyaalka Spain, taasoo keentay in madaxda kooxda ay mar kale u yeertaan heshiisna la galaan Zinadine Zidane.

Ad

Heshiiska cusub ayaa la shaaciyey iyadoo Zidane uu kooxda sii leylin doono ilaa sanadka 2020-ka, waxaana kooxda laga eryay tababarihii xilligan ee
Santiago Solari

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON