Saturday, May 18, 2024

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Qarax lagu dhaawacay & Darawalkiisa oo ku dhintay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari lagu xiray lagu dhaawacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Qaraxa ahaa mid Gaarigiisa loogu xiray Gaariga Xildhibaan Maxamad Mursal Maxamuud (Boorow)  oo dhaawac kasoo gaaray xildhibaanka, waxaana qaraxa ku dhintay darawalkiisii, waxaana la arkayey gaariga qaraxa qabsaday oo gubanaya.

Dhaawaca xildhibaanka ayaa la sheegay inuu yahay mid culus, waxayna wararka qaar sheegayaan inuu lug ku waayey, iyadoo loola cararay isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho.

Ad

Qarax gaariga xildhibaanka ayaa a dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka oo ku dhow halka laga galo madaxtooyada Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON