Sunday, May 19, 2024

Qarax xoog leh oo ka dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin Wararkii ugu danbeeyay

Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo jugtiisa laga maqlay qeybo bnadan oo ka mida caasimadda.

Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya inuu ka dhacay Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadda aada Afisyoone ee 21 Oktoobar.

Waxaa cirka isku shareeray Holaca & Uurada uu dhaliyey qaraxa, iyadoo wararku sheegayaan in qaraxa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lagu beegsaday kolonyo ay la socdeen saraakiil ka tirsan UN-ka.

Ad

Qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa oo is-miidaamin ahaa, waxaana goobta gaaray ciidamo iyo gaadiidka gurmadka degdegga ah.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON