Saturday, May 18, 2024

DEGDEG: Ninkii ka danbeeyay weerarkii magaalada Barcelona oo la dilay

Ninkii ka danbeeyay weerarkii baabuurka loo adeegsaday ee lagu jiiray dad fara badan magaalada Barcelona ayaa goor dhoweyd la shaaciyay in la dilay.

Booliska dalka Spain ayaa sheegay in ninkan oo lagu magacaabo Younes Abouyaaqoub ayaa lagu dilay iska hor imaad dhex maray booliska Spain magaalada Subirats, waxayna Booliska sheegeen inuu xirnaa suun been abuur ah oo ka shigay sida mid qarxa.

Baadigoobka darawalkii 15-ka ruux ku dilay magaalada Barcelona ayaa socday dhowr maalmood, waxaana lagu baahiyay qaaradda Yurub oo dhan, sida ay sheegeen saraakiisha gobolka Catalan ee dalka Spain.

Ad

Saraakiishu waxay sheegeen in ay xaqiijiyeen aqoonsiga darawalka uuna yahay wiil 22 jir ah oo reer Marooko Younes Abouyaaqoub.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON