Sunday, May 19, 2024

Darawal Mooto Bajaaj oo si bareer ah loogu dilay Magaalada Muqdisho & Askarigii ka danbeeyay oo…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Darawal Mooto Bajaaj si bareer ah loogu caasimadda.

Dilka Darawalka Mootada oo lagu magaaabi jiray Bile Cali Diini ayaa ka dhacay agagaarka Zona Key, degmada Hodon; waxaana toogtay askari ka tirsan ciidamada dowladda oo la sheegay inuu muran dhex maray, markii uu diiday darawalka inu u qado askriga, kadibna uu rasaas ku furay halkaasoo uu geeriyooday.

Waxaa goobta ka baxsaday askarigii geystay dilka Allaha u naxariistee marxuum Bile Cali Diini oo la sheegay inuu ahaa Aabe leh labo Xaas,

Ad

Qoyska Marxuumka ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, iyaga oo Goobta ka qaaday Meydka Marxuumka, kaas oo la geeyay qeybta Meydka ee Isbitaalka Medina.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON