Saturday, May 18, 2024

Dad badan oo ku dhintay Gaari Qarax ku qabsaday duleedka Balcad iyo Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dad badan oo shacab ah ay ku dhinteen Gaari BL ah oo miino kula qaraxday degaanka Qalimow ee duleedka degmada Balcad.

Qaraxa oo ahaa miino dhulka la geliyey ayaa lagu qarxiyey Gaari Caasi ah oo ku tegay Muqdisho, kuna sii jeeda degmada Jowhar ee xarunta Hirshabelel, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in qaraxa oo ahaa mid xoog leh ay ku dhinteen dad ka badan 17 qof.

Dadkii gaariga ayaa ayaa intooda badan geeriyoooday, waxaana la sheegay inay kaliya ka badbaadeen 4 qof, iyadoo in ka badan 20 qof uu siday Gaariga rakaabka ah. Meydad badan ayaa goobta qaraxa ka dhacay laga soo sheegay inay daadsanaayeen.

Ad

Degaanka Qalimow ayaa 50 KM u jirta magaalada Muqdisho, waxayna dhowaan sheegeen ciidamada Miateriga inay ka sameeyeen howlgal looga nadiifiyey Miinooyinka ay dhigaan Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON