Sunday, May 19, 2024

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha & Taliyaha Booliska oo socdaal ku maraya dalka Tunisia

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo taliyaha ciidamada Booliska Jen. Maxamed Sheekh Xasan ayaa socdaal ku maraya dalka Tunisia oo maanta ay gaareen halkaasi.

Wasiirka iyo Taliyaha ayaa socdaalkooda la xiriiraa iskaashi dhinaca amniga ah oo dalka Tunisia ay kala hadli doonaan, waxaana socdaalkooda ku soo beegmay iyadoo  baarlamaanka Soomaaliya uu sugayay inuu hortago Taliyaha Booliska, taasoo loo arkay inay tahay sharaf darro uu kula kacay Baarlamaanka.

Taliyaha ciidamada Booliska Gen. Maxamed Sheekh ayaa noqday taliyaha ugu socdaalka badan taliyeyaasha kala duwan ee ciidamada, iyadoo ay yar tahay xilliga uu ku sugan yahay Muqdisho.

Ad

odowaa02

odowaa03 odwaa01

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON