Sunday, May 19, 2024

DAAWO: Wasiir Odowaa oo taageero lacageed u diray nin ku xanuunsan Magaalada Burco

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa deeq lacageed oo samafal ah u diray

nin aan miyir qabin oo ku tabaaleysan magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, kadib markii lagu baahiyay muuqaalkiisa baraha bulshada.

Wasiir Odowaa ayaa la xiriiray weriye C/maalik Coldoon  oo shaaciyay deeqda uu wasiirka Soomaaliyeed gaarsiiyay ninkaas Cabdalla Aadan Maxamed oo muddo 20 sano ah ay xanuunka madaxda u wehlisay dayac.

Ad

HOOS KA DAAWO WERIYE COLDOON OO KA HADLAYA


Wasiirka arimaha gudaha soomaaliya oo kaalmo soo gaadhsiiyey w…Wasiirka arimaha gudaha soomaaliya oo kaalmo soo gaadhsiiyey walaal ku dhiban Burco

Posted by Cabdimaalik muuse coldoon on Monday, 1 August 2016

 

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON