Sunday, May 19, 2024

DAAWO: Wadooyinka oo la xiray & Muqdisho oo haawanaysa

Wadooyinka Muqdisho ayaa maanta xiran intooda badan, iyadoo dadweynaha ay cagahooda maalayaan, kadib markii ciidamada dowladda ay xireen isu socodkii Gaadiidka magaalada.

Arrintan ayaa ka danbeysay xuska sanadguurada 56-aad ee aasaaska ciidamada Milateriga Soomaaliya oo maanta loo dabaaldegayo, taasoo magaalada oo dhan loo xiro xuskaasi dartiis.

Xiran03

Ad

xiran01

?????

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON