Saturday, May 18, 2024

Akhriso Liiska 10-ka Arday ee ugu Sareysa Imtixaanka Dowladda ee Sanadka 2018

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare dalka ee Sanad dugsiyeedka 2017-2018, iyadoo la soo bandhigay 10-ka Arday ee ugu sareeyay imtixaanka dowladda.

Wasiirka Waxbarashada C/raxmaan Daahir Cusmaan oo Shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay Sanadkaan Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka inay u fariisteen 25,675 oo isugu jira 16,552 Wiil iyo 9,123 Gabdhood, isagoo xusay in tirada Imtixaanka ka gudubtay ay tahay 20,030 Arday.

Wasiirka, ayaa xusay in Imtixaanka lagu qabtay 92 Xarumood oo Gobolka Banaadir iyo Gobolada dalka ku yaalla, waxaana uu u mahad celiyey dhammaan intii gacan ka geeysatay qabsoomida Imtixaanka oo ay ugu horreeyaan Madaxda Qaranka.

Ad

HOOS KA AKHRISO LIISKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON