Sunday, May 19, 2024

Ceydiid Ilkaxanaf: “Garyaqaanku nin sharci garanaya maaha, xilka waa la isaga dhiibay..”DHAGEYSO JAWAAB

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf ayaa si kulul u weeraray Garyaqaanka Guud ee dowladda Cusmaan Cilmi Guuleed oo ka hadlay hadlay dacwada ku saabsan ururka Saxafiyiinta ee NUSOJ, wuxuuna sheegay in Garyaqaanku ka mid yahay dadka xilalka la isaga dhiibay ee aan waxba ka garaneyn shaqada loo dhiibay.

Ceydiid Ilaxanaf ayaa Garyaaqaanka ku tilmaamay nin ka arradan aqoon sharciga, wuxuuna ku dooday inaan dib u eegis laga qaadan karin go’aanka Maxkmadda Sare oo ah tan ugu sareysa.

HOOS KA DHAGEYSO CODADKA

Ad

GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE

GARYAQAANKA DOWLADDA

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON