Sunday, May 19, 2024

DAAWO SAWIRRO: C/kariin Guuleed & Wasiir Odowaa oo dhagax dhigay Dekadda Hobyo

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xsueen Odowaa iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guleed ayaa dhagax dhigay dhismaha dekada degmada Hobyo oo la sheegay in dhismaheed dhowr shirkadood ay ku loolamayaan.

Madaxweynaha Galmudug ayaa ku dhawaaqay inay furan tahay dekadda Hobyo oo ganacsatada ay kala degi karaan badeecadaha kala duwan.

DAAWO SAWIRADA

Ad

Goobjooge.com

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON