Friday, May 3, 2024

Wasiiradda Ganacsiga oo Maalin ka hor xil ka Qaadisteeda soo saartay Qoraal aan laga fileyn [Akhriso]

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in xal ka gaaray khilaafkii ka taagnaa Rugta Ganacsiga Sooomaaliyeed ee wasaaradda ay qeybta ahayd.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya oo lagu taakheeyay maalin ka hor xil ka qaadsitii Wasiirka Khadro Axmed Ducaale ayaa lagu sheegay  in xal kama dambeys ah laga gaaray khilaafkii ka jiray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha.

Lama oga xilliga rasmiga ah ee la qoray qoraalka, waxaase ka muuqata in wasiiradda ay ka noqotay  kala diristii Hoggaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee ay soo saartay bishii Agoust ee sanadkii hore 2016.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON