Saturday, May 4, 2024

Shirkii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Baydhaba [Sawirro]

Waxaa goor dhoweyd Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed ka furmay shirka Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada Soomaaliya.

Waxaa shirka ka qeyb galaya dhammaan madaxweynayaasha shanta maamul Goboleed ee ku midoobay Golaha Iskaashiga oo sanadkii hore lagu dhisay magaalada Kismaayo, waxaana ka mida Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxeynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne Shariif Xasan oo marti loo yahay.

Ajadayaasha shirka looga hadlayo ayaa intooda badan ku saabsan xiriirka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyadaasi oo xiriirkoodu aanu fiicneyn, iyagoo doonaya in la fuliyo heshiisyo ay labada dhinac gaareen shirarkii hore.

Ad

Waxaa la filayaa in war-murtiyeedka ka soo baxa shirkan lagu cambaareeyo qaar ka mida tallaabooyin ay qaaday dowladda Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON