Thursday, May 2, 2024

Senatooradii ugu horeysay oo mar kale dib loogu doortay magaalada Baydhaba (Maxaa dhacay..?)

Doorashadii ugu horeyay ee Aqalka Sare ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba, iyadoo kursigii koowaad ee yaalla K/Galbeed ay ku tartameen laba haween ah oo loo xiray kursiga.

Waxaa goor dhow soo dhammaatay tirnta codadka Doorashada labada musharax: Senator Samsam Ibrahim Cali oo mar labaad kursiga u tartameysay iyo Shariifo Xaaji Cusmaan oo aan siyaasadda lagu aqoon.

Natiijadii doorashada ayaa noqotay in Senator Samsam Ibraahim Cali ay heshay codadkii ugu badnaa ee aqlabiyad ah, halka musharax Shariifo Xaaji ay heshay codad aad u yar, waxaa hallaabay dhowr cod.

Ad

Doorashada Aqalka Sare ayaa inteeda badan ah mid la sii ogyahay natiijada, iyadoo musharixiinta ay wataan madaxda maamul Goboleedyada ay kusoo baxayaan.

Natiijada rasmiga ah oo Baarlamaanku ku dhawaaqay in la doortay Senator Samsam Ibrahim Cali oo heshay 81 Cod, halka Shariifo Xaaji Cismaan ay heshay 4 Cod oo kaliya. Waxaa hallaabay 7 Cod.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON