Thursday, May 2, 2024

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo si lama filaan u tegay Dalka Turkiga, kuna soo laabtay Muqdisho [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si lama filaan ah u tegay dalka Turkiga, isagoo soo  xiray shirkii Ganacsiga Turkiga iyo Somalia oo ka socday magaalada Istanbuul.

Mudane Kheyre ayaa ka yimid  dalka Belgium oo uu uga soo qeyb galay shirkii Amniga Somalia, wuxuuna soo maray Turkiga oo uu kusoo gabagabeeyey Shirkii ganacsatada Soomaalida iyo Turkiga ee ka socday Istanbul, isagoo ku dhiirri geliyay inay si wadajir ah u maalgashadaan dalka Somalia.

Wafdigii Ra’iisal wasaraha ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaalkiisii dalalka Bieguim iyo Turkiga.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON