Friday, May 3, 2024

Madaxtooyada oo shaacisay natiijada baaritaankii ugu danbeeyay ee Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo toddobaad ku dhow karaantiil ugu jiray Cudurka Covid-19 ayaa la sheegay inuu ka bogsaday.

Afhayeenka Madaxtooyadda C/kariin Cali Kaar ayaa sheegay in baaritaankii ugu danbeeyay ee laga qaaday Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud Sheekh laga waayey calaamadihii cudurka, si degdeg ahna uu shaqadiisa caadiga ah ugu soo laaban doono.

Madaxweynaha ayuu sheegay inuu goor dhow la hadli doono Shacabka, waxaana lagu wadaa inuu ka qeybgalo xuska munaasabadda 1-da Luulyo ee maalinta xoriyadda Gobollada Waqooyi iyo midowga Waqooyi iyo Koonfur.

Ad

Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa wakiil uga ahaa madaxweynaha munaasabadaha sida xuskii 26 June.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON