Friday, May 3, 2024

Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada ee Dhuusamareeb oo dib u dhac ku yimid

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii madaxda maamul Goboleedyada.

Shirka oo lagu waday inuu shalay 9-ka July ka furmo magaalada Dhuusamareeb ayaa farsamo ahaan dib u dhacay markii ay xilli danbe magaalada gaareen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, waxaana shirka la sheegay inuu furmayo Sabtida 11-ka July 2020.

Maanta oo Jimce ahaa ayaa wararku sheegayaa in la isla gartay inay noqoto nasasho iyo is-aragyo kala gaara oo ay yeesheen madaxda maamul Gobleedyada, iyadoo Sabtida uu si rasmi ah u furmayo shirka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON