Monday, June 16, 2025

Maxaa ka socda Dhuusamareb?: Madaxweyne Qoorqoor oo kulamo kala gaara ugu tegay 4-ta Madaxweyne

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ka socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee furitaanka shirka madaxda maamul Goboleedyada dalka, iyadoo dhammaan madaxweynayaasha ay xalay ku hoydeen caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Axmed aariye (Qoorqoor) ayaa xalay kulamo kala gaara ugu tegay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, kaasoo ahaa salaan iyo is wareysi.

Madaxweyne Qoorqoor oo ay marti u yihiin madaxda maamul Gobaleedyada ee Berri shirku uga furmayo Magaalada Dhuusamareeb, ayaa la sheegay in kulamadaasi looga hadlay dejinta ajendayaasha shirka iyo sidii ay u wajihi lahaayeen arrimaha horyaalla.

Ad

Shirka madaxda Maamul Goboleedyada Dalka ayaa la filayaa inay go’aan ka gaaraan xaaladda dalka, siiba arrimaha khilaafka ka taagan yahay ee Doorashada 2020/2021.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON