Thursday, May 2, 2024

DAAWO SAWIRRO: Shirkii Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmay magaalada Istanbuul

Shirkii Ganacsiga ee Soomaalia iyo Turkiga ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, iyadoo ay ka qeyb galayaam ganacsato ka kala socota labada dal.

Shirka waxaa ka qeyb galaya Ganacsato fara badan badan oo kala socda dalalka Turkiga iyo Soomaaliya, iyadoo shirku socon doono muddo laba maalmood ah, waxaana la filayaa in lagu gaaro heshiisyo Ganacsi iyo kuwo maalgashi.

Ganacsatada Soomaaliyeed ee shirka ka qeyb galaya ayaa halkaasi ku soo bandhigay wax- soosaarka, sida khudaarta, Sisinta iyo Kaluunka iyo geed miroodyada dalka caanku ku yahay, iyadoo suuq loogaraadinayo Turkiga.

Ad

SAWIRRO

Image may contain: one or more people

Image may contain: 9 people, people sitting

- Advertisement -

Image may contain: Garaad Salaad Xersi, standing

Image may contain: 1 person, food

Image may contain: 6 people, people standing

- Advertisement -

Image may contain: 2 people, people standing and indoor

Image may contain: 3 people, people standing

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON