Thursday, May 2, 2024

Ciidamada Nabadsugidda iyo Milateriga oo dagaal culus ku dhex marayo Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa dagaal ku dhex maray galabta Aargada degmada Dayniile, Xerada Gordan iyo Kulliyada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid markii ay isku dhaceen ciidamada Nabadsugida oo bar ku leh Aargada, kuna baara gaadiidka iyo ciidamo milateri ah, waxaana ay isw-weydaarsadeen rasaas xoog leh iyo hub culus.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay iny ciidamada NISA ay dileen sarkaal ka tirsan Guutada Khaalid Bin Waliid ee ciidamada Milatariga, waxaana goobta la wareegay Ciidamada Milateriga.

Ad

Warar kala duwan kasoo baxaya qasaaraha dagaalka ka dhashay, waxaana ku dhintay dad isugu jira ciidamo iyo shacab, iyadoo dadweyne badan ay goobta ka qaxeen.

LA SOCO WIXII KASOO KORHDA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON