Friday, May 3, 2024

Xildhibaan Odowaa: “Waa in la qaadaa mas’uuliyadda dhiibistii Qalbi dhagax..”

Xildhibaan C/raxmaan  Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ka mida Golaha shacabka oo ka hadlayay kulankii Baarlamaanka ee loogu codeeyay warbixinta Guddigii loo saaray dhiibista Qalbi Dhagax ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan Mas’uuliyadda laga dhuuman.

Xildhibaanka ayaa sheegay in warbixinta Guddiga uu keenay ay tahay arrin wanaagsan, balse aan Mas’uuliyadda cidna loo saarin, isagoo soo jeediyay in warbixinta Guddiga la saxo oo waxyaabaha loo baahan yahay lagu daro.

Odowaa oo guddigan ka mid ahaa iskana diidau ayaa ku doodaya in dhiibistii Qalbi Dhagax ay u dhigan tahay in qof walba Soomaaliyeed la dhiibay, isagoo ka mid ahaa xildhibaanadii u codeeyay warbixinta.

  1. “Madaxda sare ee dalka haddii ay wax ka ogaayeen dhiibista Qalbi Dhagax waa musiibo, laakiin hadii aysan wax ka ogeyn waa ka xun tahay, waayo mas’uuliyadda laguma aamini karo” ayuu wasiirkii hore ee arrimaha gudaha.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON