Friday, May 3, 2024

Uhuru Kenyatta oo ku horeeya Doorashada Madaxweynaha Kenya [Wararkii ugu danbeeyay]

Tirinta codla doorashooyinkii maanta ka dhacay Dalka Kenya ayaa socota iyadoo uu ku horeeyo madaxweynaha xilka haya ee Uhuru Kenyatta.

Natiijada oo si toos ah ugu soo qormeysa gidaar weyn oo guddiga Doorashada leeyahay iyo bogga ay internetka ku leeyihiin Guddiga Doorashada dalka Kenya ayaa waxaa ilaa iminka ku horeeya Uhuru Kenyatta, halka uu ku xigo Raila Odinga.

Ad

Natiijadii ugu danbeysan xilligan ayaa mareysa:

Uhuru: 3,336790 votes (54.86%)

Raila: 2699908 votes (44.39%)

 

TOOS: La soco Natiijada Doorashada Madaxtinimada Dalka Kenya

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON