Saturday, May 4, 2024

Taliyihii ciidamada ee Degmada Qoryooley oo toogasho lagu dilay

Taliyihii ciidamada dowladda ee magaalada Qoryooley Axmed Gaabow Buulle ayaa toogasho lagu dilay kadib markii askari ka tirsan ciidamada ay is qabteen kadibna uu rasaas ooda uga qaaday.

Taliyaha ayaa la sheegay inuu goobta ku naf baxay, waxaana halkaasi gaaray ciidamada AMISOM oo gacanta ku dhigay askariga dilka geystay.

Wararka laga helayo Qoryooley ayaa sheegaya in dilka taliyaha uu ka dhashay muran soo dhex galay askariga dilka geystay oo isna ahaa sarkaal iyo taliyaha oo muddo soo jiitamayay.

Ad

Askariga dilka geystay ayaa lagu xiray saldhiga AMISOM ee Qoryooley, waxaana waanwaan u socotaa odayaal ka soo jeeda labada dhinac.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON