Thursday, May 2, 2024

Shirkii Maamul Goboleedyada ee Magaalada Kismaayo oo dib u dhac ku yimid [Akhri sababta]

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii maamul Goboleedyada ku yeelan lahaayeen magaaladaasi.

Shirkan oo la qorsheeyay inuu maanta qabsoomo ayaa dib u dhigistiisa waxaa ku dhawaaqay Maamul goboleedka Jubbaland, waxaana la sheegay in dib loogu dhigay ilaa maalinta Axadda 8 Bisha Oktoobar.

Ad

Sababta baajinta shirka Jubbaland ku sheegtay in laga war sugayo xaaladda Maamulka Galmudug oo waqti 3 maalmood ah dib loogu dhigay arrimaha ka jira Cadaado dartood, waxayna wararku sheegayaan in qabsoomidda shirkaasi mugdi soo galay.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa qaadacay shirka isagoo sheegay inuusan munaasib ahayn, waxaa sidoo kale la sheegay inaysan ku faraxsaneyn dowladda Federaalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON