Friday, May 3, 2024

SAWIRRO: Sidii Farmaajo loogu soo dhoweeyay Ankara & Wasiir cusub oo biiray Wafdiga

Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga.Socdaalka Madaxweyne Farmajo ayaa ah mid rasmi ah kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxweynaha Turkiga Rajab Dayip Ordogan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Ankara, wasiiro ka tirsan dowladda Turkiga, waxaana qaabilay wasiirka gaashaandhigga dalkaasi Fikri Işık.

Wafdiga Madaxweynaha oo uu ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda, waxaa ku soo biiray wasiirka Maaliyadda oo Mareykanka ku maqnaa, waxaana la sheegay in heshiisyo dhowr ah la diyaariyay si loo saxiixo.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON