Thursday, May 2, 2024

Musharax uu wato Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Cadaado [Sawirro]

Musharax la sheegay inuu tageero ka heysto madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.

Musharaxan oo lagu magacaabo  Axmed Shriif Cali Hilowle ayaa gaaray magaalada Cadaado, waxaana wararku sheegayaan inuu taageero ka heyso xildhibaano iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Galmudug.

Doorashada Galmudug ayaa waxaa u taagan musharixiin dhowr ah oo xilkan doonaya, waxaana ka mida: Ex. xildhibaan Axmed Ducaale Geelle iyo C/qaadir Shirwac , waxaana la filayaa musharixiin cusub inay ku soo biiraan.

Ad

Musharaxan ayaan la ogeyn in madaxtooyada Soomaaliya ay dhaqaale ku taageereyso iyo inkale, waxaase la xaqiijiyay inuu yahay ninka ay dooneyso inuu hogaamiyo dowlad goboleedka Galmdug.

Siyaasiyiinta taageersan waxaa ka mida madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin, Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha C/qaadir Cali Cumar iyox ubno kale.

SAWIRRO

- Advertisement -

IMG_3248IMG_3258IMG_3288IMG_3297IMG_3300IMG_3312IMG_3334IMG_3341IMG_3344

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON