Friday, May 3, 2024

Maxaa keenay in Gobolka Banaadir ka qeybgeli waayo shirka Arrimaha Soomaaliya ee London..?

Shirka Arrimaha Soomaaliya ee magaalada London ka furmaya berrito oo ku beegan 11-ka May 2017 waxaa lagu casuumay maamul goboleedyada dalka, dowladda Federaalka iyo in ka badan 40 dal oo daneeya Soomaaliya.

Shirkan oo ay qabanqaabisay dowladda Ingiriska ayaa noqonaya kii labaad ee ka dhaca magaalada London, iyadoo hore halkaasi loogu qabtay shir kan la mida sanadkii 2012 oo ay ka qeyb galeen madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.

Gobolka Banaadir ayaan lagu casuumin shirka, taasoo ka dhalatay qabanqaabada shirka oo aan markii hore lagu darin, laguna soo koobay maamul goboleedyada dalka ka jira, waxayna arrintan qeyb ka tahay muranka ka taagan maqaamka gobolka Banaadir oo dowladii Xasan Sheekh ay ku fashilantay in heshiis laga gaaro.

Ad

Madaxda maamul goboleedyada ayaa dhammaantood ku sugan magaalada London, waxaana qaadacay maamulka Somaliland oo sheegay inaysan waxba ka quseynin arrimaha Soomaaliya.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON