Monday, May 6, 2024

Madaxweyne Qoorqoor oo War Quus ah ka sheegay Xuquuqdii Metellaada Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in arrinta metelaadda Gobolka Banaadir ayaa War quus ah ka sheegay metelaadda Gobolka Banaadir, kadib markii lasoo xiray wadatashigii Doorashada Soomaaliya.

Qoorqoor oo u mahadceliyay Maamulka iyo Shacabka Gobolka Banaadir sidii ay usoo dhoweeyeen madaxda dowlad Goboleedyada, wuxuuna si cad u yiri: “Weli xuquuqdiinu waa maqan tahay, waa mas’uuliyad miiska saaran Gobolka Banaadir sidii laga yeeli lahaa..”.

Heshiiskii Doorashada ee madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaan lagu xusin qaraarkii Golaha Shacabka ansixiyey ee ahaa in 13 xubnood G/Banaadir laga siiyo Aqalka Sare.

Ad

Guddoomiyaha G/Banaadir Cumar Maxamud Filish oo ka qeyb galay shirarkii Dhuusamareeb 3 iyo Shirkii Muqdisho ayaan wax door ah iyo saameyn midna ku lahayn shirarkaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON