Sunday, May 5, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Q/Midoobay uga dhawaaqay Go’aanka Somalia Dacwadda Badda [Daawo]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Somalia ay ku qanacdo go’aanka Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ ay kasoo saarto dacwadda Badda ee Xuduudka Somalia iyo Kenya.

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinayey Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa sheegay in wixii waanwaan ahaa ee Somalia iyo Kenya ay ka geli lahaayeen kiiska Badda ee xuduudka labada dal aysan miro dhal noqon oo sanado badan, isla markaana laga gaari waayey wax natiijo ah.

Wuxuu intaas ku daray in Somalia ay u hoggaansami doonto go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee ICJ, iyadoo aysan jirin jid kale oo u furan labada dal ee Kenya iyo Somalia.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON