DAAWO: Khudbadii Madaxweynaha Somalia ka jeediyey Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa khudbadiisii ka jeediyey fadhiga 74-aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay xarunta Q/Midoobay ee magaalada New York.

Farmaajo oo ay tahay markii ugu horeysay oo uu hortago Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa khudbadisa uga hadlay xaaladda Soomaaliya, waxqabadka dowladiisa, horumarka siyaasadda, amniga iyo dagaalka argagixisada iyo Doorashooyinka ka dhici doona Soomaaliya, wuxuuna shaaciyey mowqifka dowladda Somalia ee Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia.

HOOS KA DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNE FARMAAJO