Friday, May 3, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo codsi qiiro leh u diray Dadka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dadka Soomaaliyeed u diray baaq qiiro leh oo ku saabsan xaaladu dalku marayo iyo abaaraha ku dhuftay gobollada dalka oo dhan.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Madaxtooyada ayuu dadka Soomaalida ugu baaqay in Alle bari ku dhaqaaqaan, wuxuuna maalinta Talaadada ee soo socota u asteeyay in guud ahaa dadku isugu soo baxaan salaad roobdoon ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa codsigiisa ku sheegay in dadka Soomaaliyeed si ay u mideysan yihiin Alle u wada baryaan maalinta 14-ka bishan Maarso inuu ka dul qaado abaarta ku raagtay.

Ad

Baaqan mid la mida waxaa hore u soo saaray hay’adda culimada Soomaaliyeed oo dadka fartay inay Soomaan.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON