Friday, May 3, 2024

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha [Sawirro]

Madaxweynayasha dalalka Soomaaliya iyo Masar ayaa kulan ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, iyagoo ka mida madaxda Afrika ee ka qeyb galaya shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa ka wadahadlay lsii xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya.

Labada Madaxweyne ayaa Shiinaha u jooga ka qeyb galka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo si toos u furmeysa berri.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON