Friday, May 3, 2024

Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay in ciidamada ay qabsadeen Magaalada Cifriin ee Dalka Suuriya

Madaxweynaha Turkiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in ciidamada dalkiisa ay qabsadeen magaalada Cirfiin ee Waqooyiga Suuriya oo muddo ay howlgal ka wadeen iyagoo kula dagaalamaya jabhadda Kurdiyiinta Suuriya.

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaciyey in ciidamada Turkiga ay saaka guud ahaan la wareegeen magaalada Cirfiin, iyagoo bartamaha magaalada galay aroortii saaka saacadu markay ahayd 5:00 subaxnimo.

Ciidamada Turkiga oo ah wehliyaan ciidamada Jabhadda xoreynta Suuriya ayaa galay magaalada iyadoo aanay wax iska caabin ah kala kulmin ciidamada Kurdiyiinta, waxayna ka qaadeen dhulkaasi miinooyin iyo qaraxyo badan oo lagu aasay.

Ad

Shalay ayuu dhacay howlgalkii ugu danbeeyay ee ciidamda Turkiga, waxaana howlgalka ciidamada Turkiga ee loogu magac daray ‘Olive Branch’ ayaa bilowday 20kii Janaayo ee sanadkan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON