Friday, May 3, 2024

Jaamacad ku taalla Muqdisho oo shaqada ka ceyrisay Macalimiin ka mid noqday ururka cusub ee As-saaciduun Bilxaq

Jaamacaddda Jazeera oo ka mida Jaamacadaha waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa shaqadii ka saartay saddex ka mida macalimiin Jaamacaddaasi wax ka dhiga oo ka mid noqday urur diimeedka cusub ee As-saaciduun Bilxaq.

Jaamacadda ayaa go’aankan qaadatay kadib markii culimada Soomaaliya ay ka digeen kooxdan oo la sheegay inay ka mid tahay kooxaha Takfiirka ee dadka Gaaleysiiya.

Ganacsato, macalimiin iyo dad aan la fileyn aya ka soo dhex muuqday xafladii lagu shaaciyay ururkan cusub  ee la baxay As-saaciduun Bilxaq/

Ad

Bayaanka Jaamacadda ayana lagu shaacin magacyada macalimiintaasi oo caan ka ah jaamacadda iyo ardayda dhexdooda.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON